|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Marwo faadumo Siciid Oo Xukuumada Ku Dhaliishay Xubnaha Ay Umagacawday Gudida Xuquuqal Iinsaanka, Sheegtayna Inay Yihiin Xisbi Kaliya Iyo Dad Shaqo Loo Waayay.
July 8, 2018 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Marwo faadumo Siciid oo kamida masuuliyiinta sar sare ee xisbiga wadani ayaa xukuumada madaxwayne muuse biixi ku dhaliishay Qaabka ay usoo xulatay xubnaha loo magacaabay gudida Xuquuqal Iinsaanka Somaliland. Sidoo kale Marwo faadumo Siciid ayaa sheegayn in xubnahi yihiin xisbi kaliya iyo shaqsiyaad loo waayay xil oo meesha lagu soo tuuray, Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan; https://youtu.be/XXgfKMn1VBM Related posts:DAAWO;-Muwaadiniin Katirsan Dalka China Oo Deeq Dawooyin Ka Hortaga Coronavirus Soo Gaadhsiiyay Som... Siyaasi Cali Guray Muxuu Ka Yidhi Talaabada Ay Somaliya Ku Joojisay Duulimaadyadii Madaarka Hargaysa... Qunsuliyadda Turkiga Ee Somaliland Oo La Sheegay In Aanay passport-ka Somaliland Waxba Ku Bixin. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|