WAJAALE NEWS

Daawo: Madax-dhaqameedka iyo Waxgaradka Beelwaynta Garxajis oo Raali Gelin Ka Bixiyay Dhacdadii Ka Dhacday Deegaanka Ceeriyaan

Ceel-afwayn (WJN)- Madax-dhaqameedka, Salaadiinta, Cuqaasha iyo Waxgaradka Beelwaynta Garxajis oo shir jaraa,id ku qabtay magaalada Ceel-afwayn, ayaa waxa ay raali gelin ka bixiyeen dhacdadii ka dhacday deegaanka Ceeriyaan ee Gobolka Sanaag, Iyagoo sheegay in ay diyaar u yihiin xabad joojin iyo nabad.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/QLtIJ4lA3IA

Exit mobile version