Mujaahid Axmed Mirre Maxmed oo ka mid ahaa saraakiishii S N M ayaa maanta si fiican loogu soo dhaweeyay Degmadda Sheekh ee Gobolka Saaxil waxaana halkaasi kaga hortay dadwayne tirro badan waxaanu ugu mahadnaqay soo dhawayntiisaasi.
Halkan ka Daawo:-