WAJAALE NEWS

DAAWO; Gudida Ilaalinta Hantida Qaranka Oo Soo Bandhigay Magacyada Masuuliyiintii Musuq Maasuqa Baahsan ku kacay Xukuumadii Siilaanyo IyoTirada Mashaariicda La lunsaday.

Hargaysa(W,N) Gudida ilaalinta Hantida Qaranka ee Golaha Wakiilada Somaliland ayaa golaha Wakiilada warbixin kasiiyay hawgalo dabagal oo ay mudo wadeen iyo Sida masuuliyiintii xukuumadii siilaanyo umusuq maasuqeen hantida umada

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

Exit mobile version