Hargaysa(W,N) Gudida ilaalinta Hantida Qaranka ee Golaha Wakiilada Somaliland ayaa golaha Wakiilada warbixin kasiiyay hawgalo dabagal oo ay mudo wadeen iyo Sida masuuliyiintii xukuumadii siilaanyo umusuq maasuqeen hantida umada
Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;