|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiya Degmada Allaybaday Oo Koomo La Galay Dhaawac Maanta laSoo Gaadhsiiyay.
September 8, 2013 - Written by editorGudoomiya Degmada Allaybaday Oo Koomo La Galay Dhaawac Maanta la Gaadhsiiyay.
gudoomiyaha ayaa xiligaa ka cuntaynayay huteel ku yaala allaybaday
Ninka falka gaystay ayaa waxaa gacanta ku dhigay ciidan ka hawl gala magaalada gudaheeda Warka ayaa intaa ku daraya in ninka xidhay iyo gudoomiyuhu ay isku af dhaafeen cashuur dibbi oo uu la garab maray ninkaasi isagoo ka cashuuray deegan kale oo aan hoos iman allaybaday. Waxaa isla maantaba loo dhaadhiciyay kii wax gaystay iyo kii xidhnaaba gobalka gabiley oo ay hoos tagto degmada allaybaday. Related posts:Prof Ibrahim Meecaad Oo Si Qotodheer Uga Hadlay Siyaasada Arimaha Dibada Somaliland Iyo Xidhiidhkii ... Suldaan Cabdiraxmaan Oo Xukuumada Ugu Baaqay In Ay Talaabo Ka Qaado Jabhada Buurta Gacan Libaax Gash... Maxkamada Sare Ee Jsl Oo Ku Dhawaaqay Natiijada Rasmiga Ah Ee Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somali... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|