Hargaysa(W,N) Aqoonyahan Cabdikariim Axmed Mooge oo kamida Haldoorka somaliland ayaa ka hadlay xaalada dhabta ah ee dadka danyarta oo uu sheegay in ay saameeyeen duruufaha sixir bararka ee ka jira dalka
Sidoo kale Aqoonyahan cCabdikariim ayaa madaxwayna somaliland ugu baaqay in la yareeyo adeegsiga qabyaalada oo hadii ay somaliland sidaa kusii jirto ay khatar galin karto jiritaan Qarannimada somaliland
Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;