DAAWO ;Aqoonyahan Cabdikariin Axmed Mooge Oo Sheegay In La Ilaaway Nolosha Dhabta Ee Ay Ku Sugan Yihiin Dadka Danyarta Ah, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO ;Aqoonyahan Cabdikariin Axmed Mooge Oo Sheegay In La Ilaaway Nolosha Dhabta Ee Ay Ku Sugan Yihiin Dadka Danyarta Ah,
July 4, 2018 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N) Aqoonyahan Cabdikariim Axmed Mooge oo kamida Haldoorka somaliland ayaa ka hadlay xaalada  dhabta ah ee dadka danyarta oo uu sheegay in ay saameeyeen duruufaha sixir bararka ee ka jira dalka

Sidoo kale Aqoonyahan cCabdikariim ayaa madaxwayna somaliland ugu baaqay in la yareeyo adeegsiga qabyaalada oo hadii ay somaliland sidaa kusii jirto ay khatar galin karto jiritaan Qarannimada somaliland

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS