WAJAALE NEWS

Ciidamada Gobolka Togdheer oo ka hadlay dhalinyaro rabshado waday oo ay soo qabqabteen

Hargaysa(WJN):-Ciidmada booliska ee gobolka togdheer ayaa faahfaahin ka bixiyay hawgalo ay ka sameeyeen gobolkaasi oo ay ku soo qabqabteen dhalinyaro

dhalinyaradani ayaa kooxo kooxo isku laynayay isla markaana rabshado ka waday gudaha magalada burco

Hargaysa Office

Wajaalenews.net

Wariye Abdiqadir Habbane

Exit mobile version