WAJAALE NEWS

Basaslayaasha Hargeysa oo Maanta Shaqo joojin Sameeyay

Hargeysa (WJN) – Basaslayaasha iskaga kala goosha xaafadaha Maxamed Mooge iyo Maxamuud Haybe ee magaalada Hargeysa ayaa waxa ay maanta sameeyay shaqo joojin, Kadib marfkii ay cabasho xoogan ay ka muujiyeen wado xumaan soo food saartay.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version