Basaslayaasha Hargeysa oo Maanta Shaqo joojin Sameeyay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Basaslayaasha Hargeysa oo Maanta Shaqo joojin Sameeyay
July 26, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN) – Basaslayaasha iskaga kala goosha xaafadaha Maxamed Mooge iyo Maxamuud Haybe ee magaalada Hargeysa ayaa waxa ay maanta sameeyay shaqo joojin, Kadib marfkii ay cabasho xoogan ay ka muujiyeen wado xumaan soo food saartay.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS