WAJAALE NEWS

Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo ka Hadlay Baadhitaano Hanti Dhawrka Guud Ka Fuliyay Dawlada Hoose Ee Gabiley Iyo fariin Uu Udiray Xildhibaanada Golaha,

Gabiley(W,N) Badhasaabka gobolka gabiley ayaa ka hadlay xaalada guud ee gobolka baadhitaano hanti dhawrka guud ee qaranku ku sameeyay masuuliyiinta dawlada hoose ee gabiley.

Sidoo badhasaabka gabiley ayaa ka hadlay khilaaf mudooyinkii danbe ku dhexeeyay maayarka gabiley iyo badi xildhibaanada golaha deegaanka

Halkan ka daawo muuqaalka warkan;

Exit mobile version