Hargeysa (WJN)- Somaliland ayaa waxaa mudooyinkii u danbeeyay kusoo badanayay Madax-dhaqameedyada iyo Siyaasiyiinta warbaahinta isla soo taagaya hadaallo xambaarsan xanaf iyo beelnimo.
Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed {Cabdiraxman Xoog} iyo Xildhibaan Cabdillaahi Xuseen Cige {balaaki} oo labaduba ka tirsan baarllamaanka Somaliland ayaa Waxaa ay soo bandhigeen qaabka lagaga bixi karo Madax-dhaqameedka iyo Siyaasiyiinta hadalada xanbaarsan xanafta iyo beelnimada isla soo taaga warbaahinta .
Halkan hoose ka daawo muuqaalka