Hargaysa(W,N) Wasiirka Wasaarada Warfaafinta somaliland ayaa ka hadlay socdaalkii raysal wasaaraha itoobiya ku tagay Muqdisho iyo heshiisyo ay wada galeen,
Wasiirka warfaafinta ayaa shaaciyay in aanay wax saamayn ah ku yeelanayn danaha Somaliland Iyo itoobiya ka dhexeeya,
Halkan Ka Dhagayso Warkan Oo faah faahsan;