Waxaanu leenahay noqda reerkii isku waara, ubad khayr qabana kala hela….Waxaanu usoo xulnay Heestan lamaanaha

Aabo C/kariin Cali Buux, Hooyo Caasha Axmed Sugaal, Adeero Axmed Cali Buux, Adeero Abiib Cali Buux, Adeero Carab Cali Buux, Adeero Aadan Cali Buux, Eedo Hibo Cali Buux, Abtiyo Xasan Axmed Sugaal, Rashiid Axmed Sugaal, Yurub Axmed sugaal, Saynab Axmed Sugaal, Yusur Maxamed Sugaal,Siraad Haybe Sugaal, Nimco Cali Ibraahin, Hinda Cali Ibra ahin, Yaxye Cali ibraahin, Xasan Cabdi Madar, Busaad Cabdi Madar, Aamina Cabdi Madar ,Siciid Sh.Ismaaciil Aadan, Kamaal Sh. Ismaaciil Aadan, ayeeyo sahra Macalin. Maxamed C/kariin Cali iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa, Raxma C/kariin Cali iyo Caruurteeda, Mustafe C/kariin Cali (Future),Ismaaciil C/kariin Cali (Dhago), Yuusuf C/kariin Cali, Sacad C/karii n Cali, Khaalid C/kariin Cali, Hodan C/kariin Cali, Amiira C/kariin Cali, Asma C/kariin Cali, Cali Sh.Axmed Sh.Cali iyo Xaaskiisa, C/risaaq ismaaciil Maxamuud iyo Xaaskiisa.
Dhamaan Waxay Hambalyo kal iyo laab ah hawada u marinayaan Meherka Sacad Faysal Kaamil iyo Halgan Maxamed Yuusuf oo meherkoodu ka dhacay Hotel Maansoor ee Magaalada Hargeysa, Waxaanu leenahay noqda reerkii isku waara, ubad khayr qabana kala hela, Aamiin..aamiin..
Dhamaan Bahda Wajaalenews ee sugan dalka gudihiisa & dibadiisaba waxanu hambalyo udiranaa Boqorka Sacad Faysal Kamil & Boqarada Halgan Maxamed Yuusuf Waxaanu leenahay noqda reerkii isku waara, ubad khayr qabana kala hela, Aamiin..aamiin