WAJAALE NEWS

Xukuumada Somaliland oo Ka hadashay Maamulka hawada ee ay Soomaaliya la Wareegtay iyo Talaabada ay qaadayan

Hargeysa (WJN)- Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Jidadka Somaliland Cabdilaahi Abokor Cismaan ayaa sheegay in Dawlada Soomaaliya diiday in Wada Hadal laga galo Maamulka Hawada ee labada Dal oo aanay marnaba diyaar u ahayn xalinta arinta hawada.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Exit mobile version