WAJAALE NEWS

Xukuumada Somaliland Oo faah faahin Ka Bixisay Sababta Ay u Celisay Diyaarad Dhalinyaro Tahriibayaala Siday Oo Loo Diiday In Ay faydhiisato Madaar Cigaal.

Hargeysa (W,N) Diyaarad Sidey 50 qof oo Tahriibayaal ah ayaa maalintii shalay aheyd laga celiyey inay ka soo degto madaarka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa .

Maareeyaha Haaya’dda Duulista iyo hawda Somaliland ayaa waxaa uu ka Hadley sababta ay diyaaradaas loo diiday waxaana uu sheegay in aaney diyaaradaasi wax ogolaansho ah aaney haysanin.

Sidoo kale Diyaar siday tahribayaashan shalay la celiyey oo ka soo kicintintay magaalada Garoowe ayaa maanta loo ogolaadey inay madaarka Hargeysa ka soo degto

HALKAN KAGA BOGO MUUQAAKA WARKAN;

https://youtu.be/_WnMFZRP7Ww

Exit mobile version