Hargaysa (W,N):- Xisbiga mucaaridka ah ee Ucid ayaa waxa uu sharci daro ku tilmaamay kulankii golaha wasiirada Somaliland ay shalay isugu yimaadeen ee ay ku ansixiyeen xeerka kootooyinka haweenka iyo ka beelaha Gabooye.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka