Tukaraq (W,N)- Wasiirka wasaarada horumarinta caafimaadka Somaliland dr. Xasan Ismaaciil Yuusuf ayaa waxa uu maanta Ciidamada qaranka Somaliland ee jiida hore ku wareejiyay Deeq dawooyin ah iyo Cisbitaalada wareega.
Safarkan wasiirku ku tagay Deegaanka Tukaraq waxa ku wehelinayay badhasaabka Gobolka Sool iyo masuuliyiin ka tirsan Wasaarada caafimaadka waxaana uu kulamo la qaatay Saraakiisha iyo ciidamada qaranka Somaliland.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka