WAJAALE NEWS

Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Guurtida Somaliland oo Xukuumada ugu baaqay inay Si deg deg ah Xabsiga uga Sii dayso Madax-dhaqameed qaban qaabinayay Shirka garxajis

Hargaysa (WJN)- Qaar ka mid ah Xildhibaanada golaha guurtida Somaliland ayaa waxa ay Xukuumada Somaliland ugu baaqeen inay si deg deg ah Xabsiga uga sii dayso Cuqaal iyo Madax-dhaqameed ka mid ah beelaha garxajis oo qaban qaabinayay shirka ay dhawaan yeelanayaan beeshaasi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Exit mobile version