HARGAYSA(W,N)-Xukuumada somailand ayaa markii uhoraysay qabanaysa tartanka Hal abuurka technolajiyada kaasi oo ay hindistaywasaarada isgaadhsiinta iyo technolajiyada jamhuuriyada Somaliland
Hadaba wareegto kazoo baxday xafiiska wasiirka wasaarada isgaadhsiinta Dr Cabdi wali suufi jibriil ayaa lagu faah faahiyay abashada tartanka hal abuurka iyo qawaaniinta loo raacayo
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;