WAJAALE NEWS

Wasiirka Shaqo Galinta Iyo Arimaha Bulshada Somaliland Oo Ka Jawaabtay Eedo Loo Jeediyay Wasaaradeeda Iyo Waxa Ay ku Saab Sanayd.

HARGAYSA(W,N) Wasiirka wasaarada shaqo galinta iyo arimaha bulshada Somaliland marwo Hinda Jaamac Xirsi ayaa si kulul uga jawaabay eedo ay usoo jeediyeen qaarkamida ururada madaxa banana iyagoo wasiirada u eedeeyay in ay kala qaybinayso shaqaalaha rayidka ah

Hadaba wasiir hinda oo arimahan ka hadlaysay ayaa waxba kama jiraan iyo dacaayado raqiisa ku tilmaantay,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version