|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Shaqo Galinta Iyo Arimaha Bulshada Somaliland Oo Ka Jawaabtay Eedo Loo Jeediyay Wasaaradeeda Iyo Waxa Ay ku Saab Sanayd.
June 23, 2018 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Wasiirka wasaarada shaqo galinta iyo arimaha bulshada Somaliland marwo Hinda Jaamac Xirsi ayaa si kulul uga jawaabay eedo ay usoo jeediyeen qaarkamida ururada madaxa banana iyagoo wasiirada u eedeeyay in ay kala qaybinayso shaqaalaha rayidka ah Hadaba wasiir hinda oo arimahan ka hadlaysay ayaa waxba kama jiraan iyo dacaayado raqiisa ku tilmaantay, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Daawo:Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Oo Awaamiir Adag U Laqimay Hogaanada Ciidanka Booliska F... Munaasibad lagu Taageerayo Heshiiskii Somaliland Iyo Itoobiya Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa Badhasaabka Gobolka Daad Madheedh Oo Ka Hadlay Xaalada Oodwayne Iyo Sobobta Dhalinyaro La Xidh Xidh... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|