HARGAYSA(W,N) Wasiirka wasaarada cadaalada somaliland Eng Cabdiqani Maxamuud Caateeye ayaa xukuumada madaxwayne muuse biixi ka difaacay eedo uu hore ugu soo jeediyay Xildhibaan Cali aareeye oo kamida Golaha wakiilada kana soo jeeda gobolka salal.
Sidoo kale wasiirka Cadaalada ayaa eedo culus ujeediyay xildhibaanka isagoo golaha wakiilada ka codsaday in ay Talaabo Anshax marin ay ka qaadaan xildhibaan Cali Aareeye ,
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;