WAJAALE NEWS

War deg deg ah raysalwaraha dalka itoobiya oo lagu soo dhaweeyay soomaaliya

itoobiyaHargaysa(wjn):Raysalwasaraha dalka itoobiya Dr Abiy Ahmed ayaa magalada muqdisho ee garoonka diyaraha ee aadan cade lagu soo dhaweeyay isaga iyo wafti uu hogaaminayo oo maanta safar ugu soo amba baxay xukuumada soomaaliya.

Waxa halkaasi ku qaabilay madaxwaynaha dalka soomaaliya maxamed cabdilahi farmaajo iyo masuuliyintii loogu talogalay inay halkaasi ku soo dhaeeyaan.

Waxana uu raysalwasaraha dalka itoobiya uu halkaasi salaan kaga qaatay cutubyo ka tirsan ciidamada xukuumada soomaaliya.

Safarkan uu Dr Abiy Ahmed ku yimiday soomaaliya ayaa lagu wadaa inay madaxwayne farmaajo kaga wada hadlaan xaalada mandaqada geeska africa iyo arimo kale oo ay ka mid yihiin xidhiidhka ka dhexeeya labada dawladood

Wixii warar ah ee ka soo kordha waxan idinku soo gudbin doonaa wararkayaga dambe

 

Hargaysa Office

Wajaalenews.net

Wariye Abdiqadir Habane

Exit mobile version