WAJAALE NEWS

Gudida Anshaxa Iyo Dhaqanka Oo Kulan La Qaatay Maamulka Degmada Wajaale Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen!

TOG WAJAALE(W,N)-Gudida anshaxa iyo dhaqan suuban oo ah gudidan iskugu jirta madhaqameed iyo culimo ayaa maanta socdaal ku tagay magaalo xuduudeedka tog wajaale ee gobolka gabiley kuwaasi oo kulan la qaatay gudoomiyaha degmada wajaale.

Gudoomiyaha degmada Tog wajaale ayaa faah faahin a bixiyay kulanka ay wada yeesheen gudidan iyo arimaha ay ka wada hadleen.

Dhanka kale suldaan salmaan oo katirsan gudida anshaxa suuban ayaa faah faahin ka bixiyay kulan iyo ujeedada safarkooda wajaale.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version