WAJAALE NEWS

Ururka Gabiley Mental Health oo dharkii Ciid gaadhsiiyay dhakhtarka dhimirka ee Gabiley

Gabiley (W,N):- Ururka gabiley Mental health ayaa maanta waxa ay dharkii ciida gaadhsiiyeen dhakhtarka dhimirka ee magaalada gabiley waxaana munaasibadaas goob jog ka ahaa badhasaabka gobolka gabiley.

 

Halkan hoose ka daawo muqaalka

Ururka Gabiley Mental Health  Oo  Dharkii Ciid Soo Gaadhsiiyay Dhakhtarka Dhimirka Ee  Gabiley

Exit mobile version