LONDON (Wajaalenes) Magaalada Caasimadda London ee dalka Ingiriiska waxa maanta si rasmi ah uga fumay shir Caalami ah oo maalgashiga iyo ganacsiga Somaliland lagu dhiirri-gelinayo (UK-Somaliland and Trade Conference), kaas oo ay goob-joog ka ahaayeen Madaxweynaha Jamhuuryadda Somaliland Mud. Axmed Maxamed Siilaanyo oo ay weheliyaan wefti ka kooban golihiisa Wasiirrada iyo Ganacsato dalka u dhalatay
http://youtu.be/jpM-e6jJpWU
WAJAALENEWS DESK
EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM