|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO ;Shirka Maalgashiga Somaliland Ee London Ka Furmay, Iyo Khudbadihii Madaxda Kasoo Qaybgashay
October 14, 2014 - Written by Editor:LONDON (Wajaalenes) Magaalada Caasimadda London ee dalka Ingiriiska waxa maanta si rasmi ah uga fumay shir Caalami ah oo maalgashiga iyo ganacsiga Somaliland lagu dhiirri-gelinayo (UK-Somaliland and Trade Conference), kaas oo ay goob-joog ka ahaayeen Madaxweynaha Jamhuuryadda Somaliland Mud. Axmed Maxamed Siilaanyo oo ay weheliyaan wefti ka kooban golihiisa Wasiirrada iyo Ganacsato dalka u dhalatay http://youtu.be/jpM-e6jJpWU WAJAALENEWS DESK EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM Related posts:DAAWO; Taliyaha Laanta Socdaalka Somaliya Oo Hadlay 11 Dhalinyaro ah oo Tahriib loo Waday Iyo Ci... Daawo:Axmed Muumin Seed Iyo Garabkii Uu Hogaaminay Oo Faysal Cali Waraabe U Muujiyay Rajo La,aanta X... Dawlado Kale Oo Kusoo Biiray Dadaalada Loogu Jiro Dib Ubilaabida Wada Hadalada Somaliland Iyo Somali... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|