WAJAALE NEWS

Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland oo Hada Kormeer Ku Tagay Suuqyada Magaalada Hargaysa

Hargeysa (W,N)- Taliyaha ciidamada booliska Somaliland Cabdilaahi Fadal Iimaan oo ay wehelinayaan qaar ka mid ah saraakiisha sar sare ee Ciidanka Booliska ayaa waxa ay goor dhawayd hawlgo ay ku xoojinayaan amniga dalka ku soo mareen suuqyada magaalada Hargaysa.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version