WAJAALE NEWS

Taliyaha Ciidanka Booiska jsl Oo Kormeeray Suuqyada Magaalada Hargaysa Iyo Waxyaabihii Uu kusoo Arkay!

HARGAYSA(W,N)-Taliyaha ciidanka booliska Somaliland oo ay weheliyaan saraakiil katirsan ciidanka ayaa habeenkii xalay kormeer kusoo maray suuqyada caasimada hargaysa oo saxmad ah udiyaar garowga ciida awgeed.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version