Widh widh (W,N)- Taliyaha ciidamada milateriga Somaliland ee Widh widh gaashaanle sare Cabdilaahi Dheere oo kormeeray taliska ciidamada milateriga ee deegaanka Balicad ayaa waxa uu digniin culus u diray cidkasta oo amaan daro ka wada deegaanadaasi isagoo sheegay in gacan bira wax lagaga qaban doono ciidankuna ay had iyo jeer heegan ugu jiraan sugida amniga.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/zb8vcs3rLDo