WAJAALE NEWS

Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya oo Addis Ababa Ku Soo dhaweeyay Wufuud Ka Socda Eritrea+SAWIRO

Addis Ababa (WJN)- Ra’iisal wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa garoonka diyaaradaha ee Bole ee magaalada Addis Ababa kusoo dhaweeyay Wufuud ka socotay Eritrea.

Wafdigan uu hoggaaminaya wasiirka arrimaha dibadda Eritrea Cismaan Saalix iyo la taliyaha madaxweynaha Yemane Gebreab ayaa dowladda Itoobiya wahadallo kala yeelan doonaa heshiiska lagu soo afjarayo dagaalkii ka taagna xadka labada dal.

 

   

Exit mobile version