Hargaysa(W,N) Qoraa Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale(Boobe) ayaa hadalo dardaaran iyo Dhiiri Galin Ah ka jeediyay Madal Abwaanada Da,dayar ee Reer somaliland kusoo Bandhigeen Suugan kala duwan oo ay Kaga hadlayaan Xaalada deegaanka Ceel-afwayne iyo Dhibta ay leedahay Colaada sokeeye
Qoraa boobe Ayaa Dhalinyarada ku hambalyeeyay sida Ay uga dhiidhiyeen dhibta ka dhextaagan dadka walaalaha ah ee ay dirirtu ka dhaxayso.
HALKAN KA DAAWO MUUQAL QORAA BOOBE IYO WIXII UU KA YIDHI?