WAJAALE NEWS

Masuul ka tirsan xisbiga kulmiye oo ka hadlay heshiiska itoobiya la gashay somalia.

Hargeisa(wjn):Dr cabdixakiim Siciid oo ka tirsan xisbiga talada haya ee kulmiye ayaa si faahfaahsan sharaxaad uga bixiyay saamaynta ay ku yeelanayso somaliland heshiiskii dawlada fadaralka ee itoobiya la gashay xukuumada soomaaliya.

Waxan uu sheegay in loo bahan yahay inay somaliland samayso dadaal dhinaca siyaasada wadamada ay jaarka yihiin waxana uu xusay qodobo dhawr ah oo loo baahan yahay inay somaliland xoojiso.

 

 

Hargaysa Office

Wajaalenewa.net

Wariye Abdiqadir Habbane

Exit mobile version