WAJAALE NEWS

Mareeyihii Hore Haamaha Shidaalka Oo Eedo Culus Ujeediyay Shirkadaha Haamaha Maamula, Xukuumada Madaxwayne Biixi Ugu Baaqay In lagu Soo Celiyo Gacanta Dawlada.

HARGAYSA (W,N) Mareeyihii hore ee Haamaha shidaalka iyo Agaasimihii hore  wasaarada diinta  iyo awqaafta sheikh saleebaan oo warbaahinta la hadlay  ayaa soo bandhigay balan qaadyo ay ka baxeen shirkadaha maamula haamaha shidaal ee xukuumadii hore ku wareejisay isagoo eedo culus ujeediyay

Sidoo kale sheikh saleeban ayaa ka hadlay shidaalkii xumaa ee lagu shubay kayd ka haamaha shidaalka dhaliilana ujeediyay madaxda shirkada red sea oo iyagu cabasho kamuujiyay xukun ganaaxa oo lagu riday.

Sheekh Saleebaan ayaa xukuumada madaxwayne muuse biixi ugu baaqay in maamulka haamaha shidaalka lagu soo celiyo gacanta dawlada .

 HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version