|
|||||
WAJAALE NEWS
Mareeyihii Hore Haamaha Shidaalka Oo Eedo Culus Ujeediyay Shirkadaha Haamaha Maamula, Xukuumada Madaxwayne Biixi Ugu Baaqay In lagu Soo Celiyo Gacanta Dawlada.
June 16, 2018 - Written by Editor:HARGAYSA (W,N) Mareeyihii hore ee Haamaha shidaalka iyo Agaasimihii hore wasaarada diinta iyo awqaafta sheikh saleebaan oo warbaahinta la hadlay ayaa soo bandhigay balan qaadyo ay ka baxeen shirkadaha maamula haamaha shidaal ee xukuumadii hore ku wareejisay isagoo eedo culus ujeediyay Sidoo kale sheikh saleeban ayaa ka hadlay shidaalkii xumaa ee lagu shubay kayd ka haamaha shidaalka dhaliilana ujeediyay madaxda shirkada red sea oo iyagu cabasho kamuujiyay xukun ganaaxa oo lagu riday. Sheekh Saleebaan ayaa xukuumada madaxwayne muuse biixi ugu baaqay in maamulka haamaha shidaalka lagu soo celiyo gacanta dawlada . HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Madaxwaynihii Hore Jsl Siilaanyo Oo Booyado Biyaha Ugu Deeqay Qaar Kamid ah Dadka Abaaruhu Saameeyee... “Waxaad Arkaysaa Siyaasi Hebel Oo Odhanaya Xisbiga Halaygu Wareejiyo, Iyadoo Xisbiyadii Yihiin Xisbi... DAAWO; Wasiirka Warfaafintu Saxaafadii Waxa Uu Ku Noqday Cudurka EBOLA Kale Wuuna Kala Fogeeyay. Gud... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|