WAJAALE NEWS

“Madaxweyne Muuse dabadii Waxaan ahay Musharaxa Gudoomiye ee Xisbiga Kulmiye”..Ex, Wasiir Cadaani

Hargaysa (WJN)- Wasiirkii hore wasaarada warfaafinta Cismaan Cabdilaahi Saxardiid Cadaani ayaa waxa uu shaaciyay in Madaxweyne Muuse Biixi dabadii uu yahay Musharax u taagan gudoomiyenimada Xisbiga Kulmiye.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

Exit mobile version