“Madaxweyne Muuse dabadii Waxaan ahay Musharaxa Gudoomiye ee Xisbiga Kulmiye”..Ex, Wasiir Cadaani | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Madaxweyne Muuse dabadii Waxaan ahay Musharaxa Gudoomiye ee Xisbiga Kulmiye”..Ex, Wasiir Cadaani
June 27, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (WJN)- Wasiirkii hore wasaarada warfaafinta Cismaan Cabdilaahi Saxardiid Cadaani ayaa waxa uu shaaciyay in Madaxweyne Muuse Biixi dabadii uu yahay Musharax u taagan gudoomiyenimada Xisbiga Kulmiye.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

COMMENTS
LINKS