Hargeysa ( W,N)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu ka Hadley doorashooyinka Somaliland ku soo socda iyo qabyo qoraalka xeerka doorashooyinka.
Madaxweynaha ayaa sheegay in xeerkan kooto loogu xidhay beelaha gabooye iyo haweenka Somaliland, Sidoo kale Haweenka Somaliland ayaa madaxweynuhu sheegay in kooto loogu xidhay 18 xubnood oo barlamanka Somaliland ah , halka beelaha gabooye-na loogu xidhay golaha wakiilada xisbi walba saddex xubnood ama kursi oo mid haween yahay.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka