WAJAALE NEWS

Madaxwayne Ku-xigeenka Khaatumo oo Sheegay inanay La Midoobin Somaliland

Hargaysa (WJN)- Madaxweyne Ku-xigeenka Maamulka Khaatumo Maxamuud Cabdilaahi Cali Caano Nuug  ayaa waxa uu ka hadlay dagaaka deegaanka Tukaraq ee u dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya iyo heshiisyadii ay wada galeen Somaliland iyo maamulka Khaatumo.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Exit mobile version