Hargeysa (WJN)- Maayar ku-xigeenka gobolka Gabilay Cabdi Yuusuf ayaa waxa uu ka hadlay baadhitaano hantidhawrka guud ee Somaliland uu ka sameeyay dawlada hoose ee Gabilay waxaana uu jawaab ka bixiyay eedo musuq-maasuq oo ay hore ugu soo jeediyeen Xildhibaano ka tirsan golaha deegaanka Gabiley.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka