Gabiley (W,N):- Magaalada Gabiley waxaa lagu soo gabagabeeyay tartankii quraanka kariimka ahaa oo maalmihii u danbeeyay ka socday halkaasi,waxaana ka qayb galay Wasiirka Isgaadhsiinta iyo Technology-da Somaliland, Maamulka Gobolka Gabiley iyo ka degmada Tog Wajaale.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka