Hargaysa (WJN)- Dood cilmiyeed lagaga doodayay waxtarka iyo waxyeelada ay wadanka iyo bulshada u leedahay Warbaahinta casriga ahi ayaa waaxa lagu qabtay magaalada Hargaysa.
Dood cilmiyeedkan oo ay soo qaban qaabisay xarunta Al-xikma ayaa waxa ka soo qayb galay Wasiirka diinta iyo Aw-qaafta Somaliland, Gudoomiyaha Xisbiga Ucid, Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja, Culimaa udiin iyo marti sharaf kale.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka