HARGAYSA(W,N) Wasiirka wasaarada hawlaha guud iyo guryanta cabdirashiid qambi oo kormeer kusoo maray goobaha ciida laga raro ee agagaarka caasimada hargaysa,
Khilaafka xaga qorshaynta beeraha iyo gacan ku hayta danta guud ee u dhexeeyay golayaasha deeganka dalka iyo wasaarada hawlaha guud ayaa markale soo laba kacleeyay
Wsiirka hawlaha guud oo warbaahinta la hadlayay ayaa eedo ujeediyay dawlaha hoose ee Dalka
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;