WAJAALE NEWS

DAAWO; Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Dalka Dib Ugu Soo Noqday Kana Warbixiyay Safarkiisa+Eedo Uu Ku Ganay Komishanka Doorashooyinka

HARGAYSA(W,N) Gudoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee wadani Cabdiraxmaan Cirro iyo wafti uu hogaaminayay oo dalka dibadiisa mudo ku maqnaa ayaa dalka dib ugu laabtay maanta isagoo ka warbixiyay safarkoodii iyo arimaha usoo qabsoomay,

Dhannka kale gudoomiyaha xisbiga wadani ayaa mar kale ku celiyay in aanay suurto gal ahay doorasho ay qabtaan komishank Hada jooga oo xisbigu hore kalsoonida ugalana noqday,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version