|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Dalka Dib Ugu Soo Noqday Kana Warbixiyay Safarkiisa+Eedo Uu Ku Ganay Komishanka Doorashooyinka
June 20, 2018 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Gudoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee wadani Cabdiraxmaan Cirro iyo wafti uu hogaaminayay oo dalka dibadiisa mudo ku maqnaa ayaa dalka dib ugu laabtay maanta isagoo ka warbixiyay safarkoodii iyo arimaha usoo qabsoomay, Dhannka kale gudoomiyaha xisbiga wadani ayaa mar kale ku celiyay in aanay suurto gal ahay doorasho ay qabtaan komishank Hada jooga oo xisbigu hore kalsoonida ugalana noqday, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Boqor Buurmadow Oo Fasilaad Ka Bixiyay Hadal Uu Hore Uyidhi Oo Reer Muqdisho Siyaabo Kala Duwan Loog... Deg-Deg: Gudoomiye Ciro Oo Hada Si Adag Uga Jawaabay Hadal Madaxweyne Muuse Biixi Ka Soo Yeedhay Ma... Daawo:Wasiirkii Hore ee Arimaha Dibada Maxamed Biixi Yoonis Oo Soo Dhaweeyay In Uu Gudoomiyaha Xisbi... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|