WAJAALE NEWS

Badhasaabka gobolka Awdal oo Ka Jawaabay Hadal Ka Soo yeedhay Gudida Diifaca Maamulka Puntland

Borama (W,N)- Badhasaabka gobolka Awdal Cabdiramaan Axmed Cali ayaa waxa uu ka jawaabay hadalkii ka soo yeeedhay gudida amniga maamul goboleedka Puntland ee ku saabsanaa inay ardaydooda waxka barata Somaliland gaar ahaan gobolka Awdal ay kala soo baxayaan.

Sidoo kale Badhasaabka Awdal ayaa ardayda waxka barata jaamaacada Camuud ee ka soo jeeda Puntland u balan qaaday ilaalinta amnigooda oo aanay cidina wax yeeli Karin

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version