WAJAALE NEWS

Gudoomiye Xinif Oo Sheegay In Xisbiyada Mucaaridku Xataa Sii Magacaabeen Xilalkii Dawladooda +Cida Lagu Sii Qoray Kursigiisa!

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka Cabdikariim axmed maxamed (xinif) ooo= ujawaabayay xisbiyada mucaaridka ayaa su,aal galiyay doorashada soo horaysa ta xisbsiyada iyo ururada

Sidoo kale cabdikariim xinif ayaa jawaab ka bixiyay hadalada mucaaridka ee eedaynta madaxwaynaha ee ah in uu sito passport shisheeye.

Dhanka kale gudoomiye xinif ayaa sheegay in xisbiyada mucaaridku soodhiseen dawlada oo xataa kursigiisa ay cid usoo magacaabeen.

Exit mobile version