HARGAYSA (W,N) Wasiirka Wasaarada Shaqo Galinta iyo Arimaha Bulshada Somaliland oo ka qaybgashay Xuska Maalinta Shaqaalaha Aduunka Ee 1 may ayaa faah faahin ka Bixisay Xaalada Shaqaale Waynaha Somaliland iyo Tirada shaqaalaha ajaanibka ah ee ku sugan Gudaha Somaliland.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://youtu.be/Xhr6pp_93Ow